Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay dawladdu kuwareejisay dawladda Turkiga ammaanka Badda Soomaaliya

By Farah Abdulkhadir Mohamed

Published on:

DEG DEG: Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay dawladdu kuwareejisay dawladda Turkiga ammaanka Badda Soomaaliya, iyadoo looga gol leeyahay dhawrida xornimada iyo Gobonimada Soomaaliya, 10 ay heyn doonto. Madaxweyne Xassan ayaa sheegay in heshiiska lagu difaacayo dalka, Itoobiya ayuu sheegay in ay xadgudubsameysay oo ay quursatay awooda Soomaaliya, ayna soo socota oo Badda Somalia doonayso in ay qaadato, cida kaliya ee Caalamkii loo qeylo dhaamiyey soo jawaabtayna ay tahay Turkiga.Madaxweyne Erdogana ku dhawaaqay in uu sugayo Ansixinta baarlamaanka Soomaaliy, kaas oo hadda fadhiy.

Related Posts

Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa amartay shalay in uu maxkamadda horyimaado Taliyaha Saldhiga Booliska Garoonka Aadan-Cade

‘Khatarta aan la aqbali karin ee dadka ku soo wajahan’: Dhalinyaro lagu xiray weerarro argagixiso

Ra’iisulwasaare Xamse

Dawladdaha Itoobiya iyo Uganda ayaa kala saxiixday heshiis Iskaashi amni iyo difaac

Farah Abdulkhadir Mohamed

Leave a Comment