Ra’iisulwasaare Xamse

By Farah Abdulkhadir Mohamed

Updated on:

Ra’iisulwasaare Xamse, maanta wuxuu qabtay shaqo weyn oo muhiim u ahayd bulshadii Soomaaliyeed ee ilaa saaka u xayirnayd lacagta $9-ka Dollar, taas oo muujisay in Xamse qaatay doorkiisa hoggaamineed iyo in uu bulshadiisa la dareen yahay oo uu laqeybsado culeyska ay wajaheen, isla markaasna amro in deg deg loo fasaxo shacabka safarka ah, waa talaabo kudhac leh oo Yadadiilo leh.

Related Posts

Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa amartay shalay in uu maxkamadda horyimaado Taliyaha Saldhiga Booliska Garoonka Aadan-Cade

‘Khatarta aan la aqbali karin ee dadka ku soo wajahan’: Dhalinyaro lagu xiray weerarro argagixiso

Dawladdaha Itoobiya iyo Uganda ayaa kala saxiixday heshiis Iskaashi amni iyo difaac

Sida ay sheegayaan warar isasoo taraya madaxweynaha PL ayaa soo dhisaya Xukuumad ka miisaan culus golihii hore ee uu dhisay 2019-kii oo lagu sifeeyo kuwii ugu liitay ee Taariikhda Puntland.

Farah Abdulkhadir Mohamed

Leave a Comment