Saraakiil sare oo katirsan ciidanka Itoobiya & kuwa Somaliland oo wada jira ayaa maanta tagey deegaanada Ceel Lahelay.

By Farah Abdulkhadir Mohamed

Published on:

DEG DEG: Saraakiil sare oo katirsan ciidanka Itoobiya & kuwa Somaliland oo wada jira ayaa maanta tagey deegaanada Ceel Lahelay & Ceel-Sheekh oo kuyaala koonfurta deegaanka Lughaye, waxaana ay u sheegeen dadka deegaanka in la bilaabay dhaqangalinta Iskaashiga amniga ee labada dhinac, aysana u socon wax dhibaato ah.Dadka deegaanka ayaa si ba’an uga soo horjeeda damaca xadgudubka ku ah wadajir, dawladnimada iyo madax banaanida Soomaaliya, ee ay wado dawladda Itoobiya, waxayna sheegeen in ay ka dagaalami doonaan maalmo kahor.Ilo wareedyo wargal ah ayaa sheegaya in ay Itoobiya qorsheynayso isla todobaadkan in ay ciidameeda geyso deegaanada xeebaha, gaar ahaana goobaha ay todobaadyo kahor sii digeen ciidanka Somaliland.

Related Posts

Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa amartay shalay in uu maxkamadda horyimaado Taliyaha Saldhiga Booliska Garoonka Aadan-Cade

‘Khatarta aan la aqbali karin ee dadka ku soo wajahan’: Dhalinyaro lagu xiray weerarro argagixiso

Ra’iisulwasaare Xamse

Dawladdaha Itoobiya iyo Uganda ayaa kala saxiixday heshiis Iskaashi amni iyo difaac

Farah Abdulkhadir Mohamed

Leave a Comment