Madaxweynaha Masar , Al-Sisi ayaa Qaahira ku qaabbilay Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki

By Farah Abdulkhadir Mohamed

Published on:

UPDATE: Madaxweynaha Masar , Al-Sisi ayaa Qaahira ku qaabbilay Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, iyagoo yeeshay wada-hadal ay uga hadleen danta labada dhinac ee horumarinta xiriirka dhinacyada kala duwan ee dhaqaalaha, ganacsiga iyo amniga.Warbixinta laga soo saaray kulanka ayaa sidoo kale la sheegay labada hoggaamiye inay ka hadleen arrimaha ku soo kordhay xaaladda Badda Cas, iyo sidoo kale isbeddellada ka socda gobolka Geeska Afrika, iyadoo la isla gartay inay lama huraan tahay in la ixtiraamo madax-bannaanida Soomaaliya, laguna taageero in la diido dhammaanba tallaabo kasta oo hoos u dhigaysa, waxaa sidoo kale laga hadlay xaaladda Suudaan, waxaana la adkeeyay muhiimadda ay leedahay, sii wadida shaqada wadajirka ah ee Masar iyo Eritrea.

Related Posts

Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa amartay shalay in uu maxkamadda horyimaado Taliyaha Saldhiga Booliska Garoonka Aadan-Cade

‘Khatarta aan la aqbali karin ee dadka ku soo wajahan’: Dhalinyaro lagu xiray weerarro argagixiso

Ra’iisulwasaare Xamse

Dawladdaha Itoobiya iyo Uganda ayaa kala saxiixday heshiis Iskaashi amni iyo difaac

Farah Abdulkhadir Mohamed

Leave a Comment